Laftagareen oo xilka qaadis iyo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku shaandheyn lagu sameeyey. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Ibraahim Bandhabow ayaa warbaahinta u akhriyey Wareegtada. Wasiirada xilka ka qaaday waxaa ka mid ah Warfaafinta … Continue reading Laftagareen oo xilka qaadis iyo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa Wasiirada